Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan ku saabsan xiisadda Nile oo ka dhacay Washington


Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in Wasiirada Arrimaha Dibadda ee saddexda waddan ee Masar, Ethiopia, iyo Sudan, kuwaas oo ay weheliyaan Wasiirka Maaliyadda Maraykanka iyo Madaxa Bangiga Adduunka ay kulan ku yeesheen magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in kulanka oo soo bilowday 13-kii bishan uu Arbacadii shalay soo gababoobay.

Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii xal loogu heli xiisadda webiga Nile ee ka dhalatay biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ay ka sameyneyso webiga, kaasi oo dalalka kale ee webiga uu maro ay diidaan yihiin.

Waxyaabihii mas’uuliyiintii kulanka ka qeyb gashay ay ka wada hadleen, waxaa warbixintan ka diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Kulan ku saabsan xiisadda webiga Nile oo ka dhacay Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:31 0:00


XS
SM
MD
LG