Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hal sano kadib weerarkii hoteelka DusitD2


Muddo hal sano ayaa laga joogaa weerarkii darnaa ee ururka Alshabab uu ku qaaday hotel Dusit 2 ee magaalada Nairobi, kaas dad badan oo Soomaalina ku jirtay ay ku dhinteen.

Haddaba weerarkaas iyo waxa laga xasuusto ayaa waxaa warbixintan ka diyaariyey wariyeheena magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG