Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxiinta dimoqraadiga oo dood yeeshay


Xubnaha hoggaaminaya musharrixiinta xibsiga Dimoraadiga ee Dooarsahada sannadkan ka dhacaysa dalkan ayaa xalay yeeshay dood kale oo ay ku faaqideen qodobo kala duwan oo ay ku jirto siyaasadda Arirmaha Dibedda iyo caafimaadka.

Dooddan ayaa imanaysa toddobaad ka hor marka ay dhacayso codbixinta ugu horraysa ee ka dhici doonta Gobolka Iowa.

Jim Malone ayaa warbixintan noo diyaariyey, waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG