War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Waxbarashada ee Somalia, Cabdullaahi Goodax Barre oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira heerka hooseeya ee ardayda Soomaaliyeed ee dugsiyada ku jira.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso barn. Wicitaanka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG