Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Pompeo oo mar kale difaacay go'aankii lagu dilay Soleimani


Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa mar kale difaacay tallaabadii dawladdiisu ku bartilmaameedsatay kuna khaarajisay taliyihii ciidamada Qudus ee ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Irian Qasem Soleimani.

Mike Pompeo ayaa goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaaladan Washington, waxaana uu sheegay inuu rajaynayo in Iran aysan dili doonin dad Maraykan ah, isgaoo ku hanjabay in madaxweyne Trump uu si adag uga jawaabi doono.

Iran ayaa waxay horey u sheegtay inay “aargudasho darran” oo ka dhan ah Mareykanka ka sameyn doonto dilka Jeneral Qasem Soleimani.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG