Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadweyne billaabay inay ka guuraan Lamu


Kenya

Qaar ka mida dadka rayidka ah ku nool deegaanka Lamu ee gobolka xeebta Kenya, ayaa billaabay inay halkaas ka guuraan iyagoo degaya xaafado yar yar si ay amaan ugu helaan.

Arrintan ayaa timid maalin ka dib markii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ay weerareen xero milatari oo ay degen yihiin Mareykanku iyo ciidamada argagixisada la dagaalma ee Kenya waxaana ahlkaas lagu diley 3 ka mida milatariga Mareykanka.

Mohamed Yusuf ayaa warbixintan noo soo direy, Falastin Ahmed Iman ayaa soo jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG