Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ahaa ujeedka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay?


Al-Shabaab ayaa Axaddii weerar culus ku qaaday saldhigga ay adeegsadaan ciidamada Kenya iyo kuwa Maraykanka oo ku yalala gobolka LAMU.

Weerarkan waxaa ku dhintay askari Maraykan ah iyo laba qandaraaslayaal ah. Dawladda Kenya weli ma shaacin waxyeellada dhinacooda soo gaadhay.

Waxaa kaloo halkaasi ku dhintay shan ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.

Haddaba maxaa xilligan keenay weerarkan Al-Shabaab? Haaruun Macruuf ayaa arrimahaas ka waraystay Jay Bahadur oo ah Xiriiriyihii hore ee Guddiga Khubarada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ku sugan Kenya. Waraysiga waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac iyo Cadbixaafid Cawil Ismaaciil.

Wareysiga Jay Bahadur
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


XS
SM
MD
LG