General Qassem Soleimani, taliyihii cidiamada ilaalada kacaanka Iran ee Maraykanku uu ku dilay dalka Ciraaq ayaa maanta baroor diiq loogu sameeyey gudaha dalka Ciraaq, iyadoo Ra'iisal Wasaaraha Ciraaq uu ka qeybgalay munaasabadda.
Haddaba wararkii u dambeeyay ee dilkaasi iyo waliba jawaabaha laga bixinayo dilkiisa waxaa warbixinta nooga haya Maxamed Cabdi Xasan.