War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan (Cuud) iyo Maxamed Colaad Xassan, waxaanad ku dhageysan doontaan hamblayada ay dhageystayaasha VOA u dirayaan ehelkooda iyo saaxiibadood iyo sidoo kale kaalmaha suugaanta.

Barn. Hambalyada iyo Heesaha

No media source currently available


XS
SM
MD
LG