Dawladda Kenya ayaa sarkaal cusub u magacwday amniga Gobolka Waqooyi Brai ee Soomaalida oo ay Al-Shabaab weeraro ka gaystaan.
Sarkaalkan la magacaabay ayaa horey uga tirsanaa sirdoonka qaranka Kenya.
Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.
Facebook Forum