Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan ku saabsan arrimaha doorashooyinka lagu wado in sanadka danbe ay ka dhacaan Soomaaliya.

Barnaamijkan oo uu inoo diyaariyey Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waxaa ku marti ah Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah ee Muqdisho.

Dhageyso Barn. Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:45 0:00


XS
SM
MD
LG