Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waddamada Islaamka oo ku Kulansan Malaysia


Magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malasia waxaa maalintii sadexaad ka socda shir Madaxeed ay leeyihiin dalal dhowr ah oo Muslimiin ah, kaasoo ay uga hadlayaan qaar ka mid ah dhibaatooyinka ugu ad-adaag ee heysta dunida Muslimka.

Dalal dhowr ah oo Sacuudigu uu ku jiro ayaanan ka qeyb galain shirka. Sacuudigu waxa uu sheegay in shirkaasi uu qaadacay inuu baal maray ururka dalalka Islamka ay ku bahoobeen ee IOC.

Iran, Turkiga iy Qatar – oo sadexduba ay is-hayaan Sacuudiga ayaa ka qeyb galaya shirkan.

Maxaxmed Cabdi Xassan ayaa shirkan ka wareystay, Cabdifitaax Maxamed Muuse oo ka faalooda arrimaha Asia, waxna ku bartay dalka Malasia.

Dhageyso Shirka Malaysia
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00


XS
SM
MD
LG