Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Codeynta Aqalke Hoose ee xil-ka-qaadista Trump


Trump
Trump

Aqalka hoose ee Congress-ka maraykanka ayaa u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey labo qodob oo kala ah: 1) - Inuu ku takri falay awooddii madaxweynenimo, iyo 2) - Inuu horjoogsaday codsigii Congress-ka ee ahaa inuu soo gudbiyo waraaqaha uu goluhu codsaday.

Haddaba barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa go’aankaas ay Aqalka Hoose gaareen.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:29:34 0:00


XS
SM
MD
LG