Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Geel ku-dalxiiska xeebaha Mombasa


Geel ku-dalxiis

Xeebaha magaalada Mombasa ee dalka Kenya waxaa u dalxiis taga kumanaan dalxiisayaal ah oo ka kala yimid meelo kala duwan caalamka ka tirsan.

Inkastoo dadka ka shaqeeya arrimaha dalxiiska ay kuu sheegayaan hoos u dhac ku yimid dalxiisayaashii imaan jiray xeebaha, haddana wali dalxiiska Kenya ayaa qeyb ka qaata dhaqaalaha dalka.

Hadaba xeebaha loo soo dalxiis tago dadka ka shaqeeya waxaa kamid ah Soomaali xeebaha uga shaqeysata geela oo ku qaada dadka dalxiisayasha ah, waxaana dadkaasi kamid ah Yuusuf C/Qaadir Qoriyoow oo u waramay Wariyaha VOA ee Khadar Maxamuud Xareed oo hawlo shaqo u jooga magaalada Mombasa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG