Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammaanka gobollada xeebta ee Kenya oo la adkeeyey


Dalxiisayaal socda xeebta Mombasa
Dalxiisayaal socda xeebta Mombasa

Ciidamada Booliska Kenya ayaa bilihii lasoo dhaafay adkeeyay amaanka Gobollada xeebta ah ee Mombasa iyo Lamu ee dalkaasi ee loo dalxiis tago.

Arrintaan ayaa imaanaysa xili lagu gudo jiro xiliga fasaxa oo ay dalxiisayaal kala duwan u soo dalxiis tagaan xeebaha dalka Kenya.

Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa horay gobolladaas uga fuliyay weeraro ay ku qaaadeen ciidamada iyo xarumaha dowladda.

Taliyaha ciidamada Booliska ee gobolka Xeebta Rashiid Yacquub ayaa arrimahaas uga warramay Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed oo hawlo shaqo u jooga magaalada Mombasa.

Ammaanka gobollada xeebta ee Kenya oo la adkeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


XS
SM
MD
LG