Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan ku saabsan guusha uu xisbiga Conservative ee uu hoggaamiyo Ra’isulwasaare Boris Johnson uu ka gaaray doorashadii ka dhacday dalka Britain.

Barnaamijkan oo uu inoo diyaariyey Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waxaa ku marti ah Faarax Cali Cigaal oo ka faallooda arrimaha dalka Britain.

Dhagayso Barn. Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:30 0:00


XS
SM
MD
LG