War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

VOA microphone
VOA microphone

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan (Cuud) iyo Cabdicasiis Xuseen Cusmaan, waxaanad ku dhageysan doontaan tahniyadaha ay dhageystayaasha VOA u dirayaan dadka ay jecel yihiin.

Dhageyso Barn. Hambalyada

No media source currently available


XS
SM
MD
LG