Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICC oo furtay dacwad ay dalalka Islaamka ka gudbiyeen Myanmar


Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada ee ku taalla magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa waxaa maanta oo arbaca ah ka bilaabmay dhegaysiga dacwad ka dhan ah dowladda Myanmar.

Myanmar ayaa lagu eedeynayaa inay xasuuqday muslimiinta laga tirada badanyahay ee ku nool dalkaasi ee Rohingya.

Dacwaddan ayaa waxaa gudbisay dowladda Gambia oo ka wakiil ah ururka dalalka islaamka ah.

Xuseen Barre ayaa faahfaahinta arrintan ka waraystay Maxamed Sheekh Aaadan oo ka faalooda arrimaha dunida islaamka kuna sugan London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG