Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macallimiinta Canada oo Shaqa Joojin Galay


Macallimiinta dugsiyada sare ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sameeyay shaqo joojin kadib markii dowladda gobolka ay sheegtay in la kordhinayo tirada ardayda ay ku fadhiistaan fasallada. Waxay kaloo ka cabanayaan lacago laga jaray, taasi oo saameyn ku yeelatay ardayda.

Wariyaha VOA ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa wareystay Maxamed Al-Camuudi oo wax badan kala socda arrimaha waxbarashada ee gobolka Ontario islamarkaana ay caruur u dhigtaan dugsiga sare, ugu horreyna waxa uu weydiiyay waxa uu salka ku hayo shaqo joojinta.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG