Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ku takhasusay Juqraafiga, barena ka ah Jaamacada Minnesota, waxana uu ka jawaabaya su'aalo la xiriira abaaraha, daadadka, iyo dabaylaha xiliyadan dambe Somalia iyo dunidaba ku soo batay.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG