Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wada-hadallo Qaahira uga furmay Masar, Sudan iyo Itoobiya


Webiga Nile
Webiga Nile

Wareegii labaad ee wada-hadallada u dhexee dalalka Masar, Sudan iyo Ethiopia, ayaa maanta ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Dalalkan ayaa ka wada hadlay mustaqbalka Biyo-Xidheenka ugu wayn Afrika oo laga dhisayo dalka Ethiopia, kaasi oo saamaynaya webiga Nile.

Wada-hadlkan ayaa daba socda kulamo ay dowladda Maraykanku ku dhexdhexaadinaysay dalalkaasi oo bishii hore lagu qabtay magaalada Washington.

Xuseen Barre ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee ay isku hayaan dalalkaasi waxa uu ka waraystay Dr. Cabdullaahi Cilmi oo ah khabiir ku xeeldheer biyaha iyo waraabka, kuna sugan magaalada Muqdisho.

Wada-hadallo Qaahira uga furmay Masar, Sudan iyo Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00


XS
SM
MD
LG