Iyadoo todobaadka danbe ay madaxda dalalka xubnaha Isbaheysiga Gaanshaanbuurta NATO ku ballansanyihiin dalka Britain oo ay ka dhici doonto munaasabadda 70-sano-guuradi kasoo wareegatay aas-aaska isbaheysiga, ayaa madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu Jimcihi shalay hadallo kulkul ku weeraray madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.
Nuur Xasan Nuur ayaa muranka iyo sida xaalku u ekaanayo ka wareystay Bashiir Khaliif oo ah suxufi ku nool dalka Turkiga.
Facebook Forum