Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalidii ku geeriyootay Minneapolis oo la aasay


Minneapolis
Minneapolis

Magaalada Burnsville oo u dhow Minneapolis waxaa shalay lagu aasaay qaar ka mid ah dadkii Soomaalida ahaa ee ku dhintay dab saacadihii hore ee Arabacadii qabsaday guri ku yaalla xaafadda CEDAR RIVERSIDE ee magaalada Minneapolis oo ay guud ahaan ku dhinteen shan qof.

Bulshada Soomaalida ayaa dhaqaale u ururisay eheladii dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay masiibadaas.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ku waraystay Cabdi Warsame oo ka tirsan Golaha Degaanka magaalada Minneapolis lagana soo doorto xaafadda shilkani ka dhacay.

Soomaalidii ku geeriyootay Minneapolis oo la aasay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00


XS
SM
MD
LG