Kulan weyn oo ay ka qeyb galeen madaxda iyo xubnaha Golaha Dhexe ee ururka ONLF ayaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi.
Kulanka waxaa hadal ka jeediyay Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey oo ah guddoomiyha cusub ee ONLF.
Yasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan nooga soo diray Nairobi.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available