Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minneapolis: Soomaali ku dhimatay dab ka kacay dhisme


Minneapolis
Minneapolis

Ugu yaraan 5 qof oo ay Soomaali ku jirto ayaa dhintay, iyadoo ilaa 4 qof oo kalena cisbitaalka la dhigay, ka dib markii shalay uu dab ka kacay daar ku taalla magaalada Minneapolis

Daartan oo ku taalla xaafadda Cedar ee Soomalaidu ay ka dagan tahay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa waxaa dagan dadka da’da ah iyo dadka kaligood nool.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa haddaba khadka telefonka ee magaalada Minneapolis kula xiriiray Maxamuud Noor oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Minnesota, xaafadda gubatayna ay ka mid tahay deegaanka isaga laga soo doorto.

Maxamed Noor ayaa marka hore ka jawaabaya in tiradii khasaaraha ay wax iska beddeleen.

Dhageyso Dabka Minnesota
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00


XS
SM
MD
LG