Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Soomaalida Itoobiya oo ku biiray Xisbiga Prosperity


Xisbiga Dimqoraadiga ah ee Soomaalida Dawlad-Degaanka Itoobiya ayaa maanta guddigiisa fulintu uu ansixiyey ku biiritaanka Xisbiga Cusub ee Prosperity Party oo dhowaan la isku raacay inuu beddelo xisbiga Talada Haya ee EPRDF.

Haddaba waxaa maanta telefiishanka ku hadla codka dawlad-degaanka Soomaalida ka hadlay Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga SDP Maxamed Shaalle Isaaq, isgaoo xaqiijiyey la midowga.

Haddaba maxay ka dhigan tahay ku biiritanaka xisbiga SOOMAALIDA ee Xibsiga weyn ee Prosperity Party? Muxuuse kaga duwanana doonaa xibsigii hore ee EPRDF?

Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu hordhigay Xirsi Cabdulqaadir Maxamed oo horey dalka Itoobiya uga soo noqday Xildhibaan Federaal ah, haatanna ku sugan Jigjiga.

Xisbiga Soomaalida Itoobiya oo ku biiray Xisbiga Prosperity
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:35 0:00


XS
SM
MD
LG