Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Shaafici Aadan Dirir oo ka hawlgala cisbitaalka Shaafi ee magaalada Muqdisho, waxana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira burada ka soo baxda dadka oo dhawaanahan soo badatay.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available