Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Khilaaf ka taagan guddi uu magacaabay Geelle

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Dalka Djibouti ayaa waxaa ka taagan dood la xiriirta go’aan lagu magacaabay guddi qiimeeya inay xilalka u qalmaan iyo in kale masuuliyiinta xilalka loo magacaabo, ka hor inta aan Golaha wasiirada la horgeyn.

Guddigan ayaa waxaa wareegto ku meel mariyay madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle.

Wariyaha VOA-da Ramadan Muuse ayaa warbxintan soo diray.

Djibouti: Khilaaf ka taagan guddi uu magacaabay Geelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00


XS
SM
MD
LG