Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamuud Nuu Axmed (Tarsan) oo ah danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Kenya, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha ee la xiriira booqashadii Md Farmaajo ee Kenya.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:24 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG