Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarista Trump oo Marxalad Cusub Gashay


Xubnaha Dimuquraadiyiinta Mareykanka ee Aqalka Hoose ayaa bilaabaya waji cusub oo ay gashay baarista ku aaddan dambiyo ay doonayaan in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay ku soo gole-joojiyaan todobaadka soo socda.

Waxaana baaritsan ay ku bilaabaneysaa marag furro si shaac ah oo furan looga dhageysanayo saraakiil horey uga tirsanaa maamulka Trump.

Wariyaha VOADA Katherine Gypson ayaa warbixintan nooga diyaarisay waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG