Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Pompeo oo la hadal hayo in uu u tartamo Senate-ka


Xog-hayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa safarro is-daba-joog ah ku taga gobolka uu kasoo jeedo ee Kansas, waxaana la sheegayaa inay ku gadaaman tahay hadal hayn badan oo la xariirta inuu qorsheynayo inuu markale dib ugu tartatamo Aqalka Senatka.

Laakin qaar ka mid ah dadka indho-indheeyo siyaasadda ayaa sheegaya in doorkii Pompeo uu ku lahaa hakinta taageerada military ee Mareykanka ee Ukraine iyo su’aalaha baaritaanka lagu hayo madaxweyne Trump ay saameyn karto rajadiisa siyaasadeed. Wariyaha VOA Cindy Saine ayaa warkank kasoo dirtey wasaaradda arrimiha dibadda Mareykanka, Sahra Ciidle Nuur ayaa idin la socodsiinayso.

Pompeo oo suuragal ah in uu Senate u tartamo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00


XS
SM
MD
LG