Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah duqa magaalada Beledweyne Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale oo ka hadlaysa waxyeeladii fatahaadda iyo dadaalada ilaa hadda meesha ay marayaan.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jacfar Kukay.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:23 0:00


XS
SM
MD
LG