Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Barnaamijka Martida Mikrofoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Jibaax Ciidle oo ah dhakhtar ka hawlgala magaalada Beledweyne, kaas oo laga cabsi qabo in fataahaddii webiga ay ka dhashaan cudurrada faafa.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG