Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Carabta uga fal-celiyeen dilka Al-Bagdaadi?


 Abubakr al Baghdadi
Abubakr al Baghdadi

Xufulafada Mareykanka ee dunida, gaar ahaan wadamada carbeed ee Bariga Dhexe ayaa ugu yeeray dilkii maalintii Axaddii ee Hogaamiyihii ururka Daacish Abubakar Al-baqdaadi, dharbaaxo weyn oo ku dhacday argagixisada, laakiin ay Daacish weli tahay halis argagixiso oo taagan.

Hadaba, sida carabta iyo dalalka Bariga Dhexe ay uga jawaabeen, waxaa warbixintan Qaahira ka soo diray Wariyaha VOA-da Xuseen Saxnuuni Xuseen Cusmaan.

Sidee Carabta uga fal-celiyeen dilka Al-Baghdadi
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


XS
SM
MD
LG