Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Botswana: Mokgweetsi Masisi oo dib loogu doortay madaxtinnimada dalkaas


Xisbiga Dimuquraaddiga ee haya talada dalka Botswana ayaa ku guuleystay doorasho si weyn loogu loolamey oo dalkaasi ka dhacdey Arbacadii.

Natiijada doorashada ayaa la sii filayay in aad la isugu dhawaan doono, laakiin xisbiga BDP ayaa la sheegay in guushu ay raacday, ka dib markii ay soo baxeen natiijooyinkii ugu dambeeyay maanta oo Jimca ah.

Wariyaha VOA Muqundisi Dube ayaa warbixintan ka soo diray Gaborone. Waxaa inoo soo jeedinaya Sahra Cabdi Axmed.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG