Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa maalmihii dhawaa ka jirey qalalaasiyo ay ku dhinteen saddex qof oo u dhexeeyey ciidamada amaanka iyo Jawar Mohamed oo ah nin ah nin sheegta inuu u dhaqdhaqaaqo danaha Oromada.
Dibad-baxyada ayaa billowday kadib markii Jawar Mohamed uu sheegay in gurigiisa ay hareeyeen ciidamada amniga, islamarkaana laga qaaday ilaaladiisa.
Wariyaha VOA-da ee Addis Ababa Muqtar Jemal ayaa wareystey. Waxaana wareysigaas inoo soo koobaya wariyaheena Nuur Xassan Nuur.