Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo Mamnuucay Daawada Zantac


Hay’adda dalka Maraykanka u qaabilsan cunta iyo dawooyinka ee FDA loo soo gaabiyo ayaa amar ku bixisay in daawo loo qaato gaaska caloosha suuqa si degdeg ah looga saaro.
Haddaba daawadan iyo sababta keentay in la jooiyo ayaa wariyah VOAda ee gobolka MN, Maxamuud Mascadde uu ka wareystay Dr. Maxmuud Dahir Af-qarshe, maamulaha xarunta caafimaadka Gargaar ee gobolka Minnesota.

Dhageyso Wareysiga Daawada Zantac
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00


XS
SM
MD
LG