Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Cali Muuse oo ah Guddoomiyaha Ururka Saaxiibada Geeska oo ah urur la shaqeeya bulshada, waxaana uu ka hadlayaa dilka middiyaha ee dhalinyarada Britain.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:27:36 0:00


XS
SM
MD
LG