Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Hawl-galka Turkiga ee Syria

United States Syria
United States Syria

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay duulaanka Turkiga uu toddobaad ka hor ku qaaday waqooyiga dalka Syria, si uu halkaas uga saaro dagaal-yahannada Kurdiyiinta, oo uu ku eedeeyey inay yihiin argagixiso.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xuseen Saxnuuni oo ku sugan Qaahira.

Faaqidaadda Toddobaadkan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:37:59 0:00


This item is part of
XS
SM
MD
LG