Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo ka qeyb-galaysa shirka IMF iyo World Bank


Magaalada Washington waxaa todobaadkan ka socda shirar kala duwan oo ay hey’adaha IMF iyo Bangiga Aduunku ay ku casuumeen madax ka socota dalal badan oo dunida ah, oo isugu jira kuwa saboolka ah kuwa soo koraya iyo kuwa deeqaha bixiya.

Shirkaasi dalalka lagu casuumay waxaa ka mid ah Soomaaliya, oo ay wufuu ka joogaan, ayada oo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre lagu wado inuu ku soo biiro.

Mid ka mid ah kulamaddii ilaa iyo hadda dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay mudanayaal ka socday baarlamanada 61 dal.

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise, Madaxa Guddiga Cadaaladda ee Baarlamanka Soomaaliya oo ka qeyb galay kulankaas ayaa mar uu nagu soo booqday Studiyaha VOA ee Washington, waxa uu shirkaasi uga waramay Sahra Ciidle Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG