Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dooni badeeco u sidday Boosaaso oo degtay


Norway

Doon usoo socotay magaalada Boosaaso oo rar kasoo qadaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku degtay xeebaha badweynta Hindiya.

Doonidan oo laga lahaa dalka India ayaa lagu magacaabay Cabdikariin, waxaana maqribnimadii shalay ay ku degtay meel u dhow dekedda Salala ee dalka Cuman.

Shaqaalihii doonta saarna oo tiradooda lagu sheegay 10 ayaa la badbaadiyey, hase yeeshee waxaa lagu waayey hanti badan.

Warbixintan waxaa noo soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac oo ku sugan Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG