Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Fal-celintii qurba joogta ee qaraxii 14-ka October


Qaraxii Zoobbe

Markii uu dhacay qaraxii xasuuqa ahaa ee 14-ka October lagu diley dad ku dhow 600 oo qof ah, boqolaal kalena lagu dhaawacay, qurba joogta ku dhaqan dalalka caalamka ayaa si isku mid ah uga falceliyey.

Wadamada Mareykanka, Canada, Ingiriiska, Iskaandanefiyanka iyo kuwa Asia ayaa qurba joogtu ay kasoo gurmadeen, ayadoo dalka Turkiga oo la dhigay dhaawacyo badan ay qurba joogtu u midoobeen wax u qabashadooda.

Barnaamijka Qurbe waxaan todobaadkan ku eegaynaa dareenka qurba joogta ee qaraxaas. Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG