Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Shacabka isu abaabulay la-dagaalanka Shabaab


VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaal-yahannada ay dadka deegaanka ah ee kasoo fibaxay qaar ka mid ah gobollada bartamaha Soomaaliya.

Ciidamadan oo badankood loo yaqaan Macawiisley, islamarkaana u badan xoolaley ayaa dagaal kula jira maleeshiyada Al-Shabaab. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG