Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba sano kadib, xusuusta qaraxii 14-ka October


Laba sano ayaa ka soo wareegtay markii uu dhacay weerarkii 14-kii October lala beegsaday isgeyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, qaraxaasi oo geystey khasaare aad u badan oo iskugu jira naf iyo maal.

Laba sano ka dib dad badan ayaa sheegay in aanay qar eheladooda ka mid ah haynin nolol iyo geeri, kuwaasi oo ay ugu war dambaysay inay ku sugnaayeen is-goyska Zoobe ama ay maraayeen wadada xiliga qaraxu dhacay.

Sidoo kale xasuusta xanuunka badan ee qaraxaas ayaa wali ka sii guuxaysa maskaxda dad badan oo uu qaraxaas saameeyey.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysa raadadkii iyo saameyntii qaraxaas iyo waxyaabihii laga bartey.

Laba sano kadib, xusuusta qaraxii 14-ka October
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:32 0:00


XS
SM
MD
LG