Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Mashruucyada lagu caawiyo dadka saboolka ah


Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay mashruucyada ay maal-geliyaan hay’adaha caalamiga ah ee laga fuliyo dalalka saboolka ah, kuwaasi oo lagu caawiyo dadka danyarta ah.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:13:05 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG