Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ergeyga Somalia ee Ururka Islaamka


Dunida Muslimku waxa ay hadda maraysaa xilli adag, iyada oo dalal dhowr ah ay dagaallo ka socdaan, halka bulshooyinka Muslimiinta qaarkood ay dhibaato kala kulmaan dalalka ay ku tirada yar yihiin.

Haddaba waa maxay kaalinta Ururka Iskaashiga Islaamku? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu weydiiyey Danjire Cabdirisaaq Siyaad Cabdi (Sancaani) oo ah Ergeyga Joogtada ah ee dawladda Somalia u fadhiya ururka Iskaashiga Islaamka oo qeyb ahaa shirkii Golaha Guud ee QM ee dhawaan ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka.

Danjire Sancaani waxa uu nagu booqda Istuudiyaha VOA ee magaalada Washington.

Dhageyso Ergeyga Ururka Iskaashiga Islaamka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00


XS
SM
MD
LG