Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan sheeko xiiso leh oo ka dhacday dalka Masar oo dhinaca guurka la xiriirta iyo hubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo maanta marti ku yahay fanaanka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole).
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available