Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Kale oo lagu Dilay Minnesota


Waxaa shalay magaalada Mineaplis lagu aasay wiil Soomaaliyeed oo labadii bishan lagu dilay isla magaaladaasi, iyadoo mid kalana la dhaawacay. Dadkii geystay dilka iyo dhaawaca labadaasi wiil ayaan ilaa iyo hadda faro lagu soo dhigin.

Haddaba Maxamuud Mascadde ayaa mashaqadan ka wareystay C/raxmaan Muqtaar oo madax u ah ururka badbaadada dhalinyarada ee Daryeel oo u ololeeya dhalinyarada iyo sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinkan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG