Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xildhibaan Faysal Xasan oo ka tirsan baarlamaanka gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaana su'aalo laga weydiin doonaa sharciyo cusub ee bulshada Soomaalida ahi ay ka biyo diiddan tahay.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:27:12 0:00


XS
SM
MD
LG