Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle


Ismaaciil Cumar Geelle iyo weriye Cabdixakiin
Ismaaciil Cumar Geelle iyo weriye Cabdixakiin

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada New York.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay qaddiyado kala duwan oo caalamka ah iyo xaaladda Jabuuti.

Hase yeeshee madaxweyne Geelle ayaa ka hor intii uusan khudbadda jeedin waxa uu u warramay weriyahayaga Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo ugu horrayn weydiiyey qodobada uu kusoo qaadayo khudbaddiisa?

Wareysi: Ismaaciil Cumar Geelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:11 0:00


XS
SM
MD
LG